Madaxweyne Trump oo saxiixaya amar culus oo ka dhan ah Shabakada TikTok

Dowlada Mareykanka ayaa qorsheeneysa in dalkeeda gabi ahaanba ka  mamnuucdo isticmaalka App-ka shabakada Muuqaalada gaagaaban lagu baahiyo TikTok ee laga leeyahay dalka Shiinaha . Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in dalkiisa ka mamnuucayo shabakada TikTok, waxa uuna Warbaahinta u sheegay dhawaana saxiixayo amar hawada looga saarayo Shabakada TikTok gudaha Mareykanka. Dowlada Mareykanka ayaa … Continue reading Madaxweyne Trump oo saxiixaya amar culus oo ka dhan ah Shabakada TikTok